Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddoomiyaha Hay’adda Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Koonfur Afrika Ugu Maqnaa

Published on August 8, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha hay’adda aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland Faysal Cali Sheekh Maxamed, oo mudooyinkan safar shaqo ugu maqnaa dalka koonfur  Afrika ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Faysal-Cali-Sheekh

Waxaanu faahfaahin ka bixiyay u jeedadda safarkaasi, wadamadii soo maray iyo masuuliyiintii uu kulamadda la yeeshay, isagoo sheegay in uu kulan la qaatay madax ka tirsan hay’adaha ka hor taga aafooyinka ka shaqeeya.

Faysal Cali Sheekh Maxamed, oo warbaahinta kula hadlay madaarka diyaaradaha Hargaysa oo uu ka soo degay ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uga soo qabsoomay safarkaasi iyo masuuliyiintii uu la kulmay.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.