Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Hor Tegay Guddi Hoosaadka Dhaqaalaha Golaha Wakiiladda

Published on August 29, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi), ayaa shaaciyay in ay gacanta ku hayaan, isla markaana ay meel fiican u marayaan  xeerar la doonayo in lagu dhaqaajinayo hawlaha baanka.

Baqdadi

Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi), oo  maanta hor tegay guddi hoosaadka dhaqaalaha, maaliyadda iyo ganacsiga  ee dgolaha Wakiiladda  Somaliland. Kulankaasi oo ahaa mid ay warbaahintu dib joog ka ahayd.

 

Guddoomiye ku xigeenak guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Wakiiladda xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye, ayaa warfidiyeenka faahfaahin ka siiyay  ayaa sheegay in ay guddoomiyaha baanka ka waraysteen hawlaha shaqo ee uu qaranka uga masuulka yahay.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.