Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynihii Hore Ee Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Oo Maxkamad La Horgeeyay

Published on August 29, 2018 by   ·   No Comments

Addis Ababa (SDWO): Madaxweynihii dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar,  oo ay wehelinayeen afar masuul oo maamulkiisii ka tirsanaa ayaa saaka la hor geeyay maxkad ku taalla magaaladda Addis Ababa.

d

Maxkamadaas oo ah mid heer federaal ah ayaa la sheegay in hadda uu si rasmiya u furmay kiiska loo haysto Cabdi Cumar iyo afarta nin kale, iyadoo la filayo in maalmaha soo socda ay maxkamadu guddo geli doonto kiiska.

Halkan Ka Dhegayso Faahfaahinta:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.