Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Shir weynaha Shaqo Abuurka Heer Qaran+Sawirro

Published on August 29, 2018 by   ·   No Comments

Hargeysa (SDWO): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta daah-furay shirweyne shaqo abuur loogu samaynaayo muwaadiniinta reer Somaliland.

40281891_1801597873287391_2618982366026137600_n 40282026_1801600579953787_5393228444047769600_n 40287351_1801601679953677_1409175844944871424_n 40293694_1801598906620621_7144070109915512832_n 40294499_1801597916620720_5310519683303079936_n 40301243_1801598919953953_2966096241294835712_n 40301312_1801598403287338_1472066445469810688_n 40309756_1801598153287363_5755787605828435968_n

Waxaana  shirkaasi soo qaban qaabisay wasaaradda shaqo gelinta, Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska ee Somaliland.

Munaasibada lagu daah-furayey shirwaynaha shaqo abuurka ee heer qaran oo socon doona laba maalmood ayay ka soo qaybgaleen haldoorka Somaliland, oo iyagu falan qayn ku samayn doona labadaa maalmood midha dhalka shirkaasi la doonayo inay ka soo baxaan.

40320854_1801597673287411_9064064136408727552_n 40321043_1801600823287096_1817464708937023488_n 40322367_1801601323287046_743071226729070592_n 40326725_1801602003286978_8617836851333431296_n 40330134_1801600833287095_5446508445362552832_n 40330300_1801602239953621_7665311086169554944_n 40330402_1801600373287141_9107540715956600832_n 40332112_1801600869953758_2724943267962552320_n 40337176_1801601333287045_3815495757167853568_n 40337202_1801599169953928_2415233249262436352_n

Waxaana  halkaasi ka hadlay masuuliyiin kala duwan oo ka socday xukuumadda, wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha bulshada iyo qoyska, midawga yurub iyo hay’ado kale oo dhawra.

Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi oo halkaasi ka hadlay ayaa yidhi  “Shirkani maanta ayuu inoo bilaabmay, waanu inoo furan yahay qodobada lasoo qaaday saddex uun baan ka xusi oo aan leeyahay aad haloo tix galiya qodobka koowaad shaqo muwaadin qaban karo waxa inoo gudoona inaanu qof ajaanibi ahi haynin.

1 40192415_1801599406620571_6918567327394955264_n 40219657_1801601993286979_1307258710552215552_n 40247104_1801599623287216_873820841651994624_n 40257438_1801598899953955_9059607455004098560_n 40257892_1801602269953618_5481960161985691648_n 40257928_1801597306620781_5448856641422229504_n 40258771_1801600046620507_5754697349855182848_n

Qolada  ganacsatada ah ee ka dayrisay farsmo xumaanteena ama tidhi farsamada ma taqaanaan iyo wasaaradda shaqadaba ee ogolaanshaha ajanabiga haysaa ha isla hubiyaan in qofka ajanabiga ahi uu halkan u yimi shaqo aynu qaban karno sababtoo ah waxa aad loo hadal hayaa oo guux badani ka jiraa in shaqooyin aynu naqaano ay dad ajanabi ahi hayaan.

Waxaana  loo nisbeeyaa badanaa shirkadaha gaarka loo leeyahay, arrintaas waxaynu u baahanahay in laysla hubsado. Qodobka labaad waxa inoo guddoon ah in waxbarashadeena aynu wax badan ka badalno si ay isu waafaqaan suuqyada caalamka, iyo gudahaba ee shaqada iyo waxbarashadeenu.

Qodob kale ayaa tix galin mudan oo waxa ka hadlay Guddomiyihii Sonyo wana baananka sida wax looga amaahdaa way dhib badan tahay, waa arrin tix galinteeda leh waanay joogaan shirkadihii baananku iyaguna inkasta oo ay dhibaato badan qabaan oo ma laha damaanad.

40368451_1801598699953975_2374297525122236416_n 40368455_1801600379953807_3678222494944198656_n 40379664_1801599813287197_8626332528573153280_n 40379676_1801602276620284_8868447346946473984_n

Waxoodu na khatar ayay galaan hadana yeelkeede waa inaynu dib ugu noqonaa sida ugu fudud ee loo fulin karo in dayn la siiyo dadka dhalinyarada ah ama fuqorada ah oo aanay daynta qaadan inta is taqaana ee lacagta lehi ra’yigaasna waynu u baahannahay”.

“Shirkan waxa aynu ka rajaynaynaa inuu keeno ra’yiga ah sidaynu dadkeena u shaqaalaysiinaa waa la badan yahay hay’adihii ajanabiga ahaa waa joogaan, baac-mushtarkiina waa joogaan dawladiina waa joogtaa oo waxa naga wakiilla wasiiradaas oo hawshaas qaabilsan.

Waxa kale oo aan is leeyahay waxa horumar lagu gaadhi karaa waa daah-furnaanta had iyo jeer ra’yi caamkeenu waxay aaminsan yihiin in dawladu tahay meel musuq ah oo wixii loo dhiibaba cunta oo aaminaadu ku yar tahay baac-mushtarkaa aad loo aamninaa, annagu waxaanu ku dadaalaynaa inaanu dadka ka dhaadhicino inaanay dawladu tuugo ahayn oo wixii loo dhiibo daah-furnaan ku maamulno.

40330300_1801602239953621_7665311086169554944_n

Dawladdu  waa hay’ad wayn, mar qudha ma wada hagaagi karto, laakiin waxa naga go’aan ah in ra’yigaas ilaa lixdankii soo jiray aanu badalno dadkuna arkaan in dawladda wixii loo dhiibay la arki karo markaas ayaa shirkadaha iyo baac-mushtarkuba dawladda aaminayaan oo cashuurtana ay bixinayaan” ayuu yidhi madaxweyne Biixi.

Isagoo hadalka sii watayna waxa uu yidhi “Dhalinyaradda waxaanu ugu tallo galnay waxa haysa wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha bulshada iyo qoyska iyo Wasiirado kale, annaga qorshahayaga shaqadu waa urursan yahay marka la eego dhaqaalaha xukuumadda soo gala.

40330300_1801602239953621_7665311086169554944_n

Dabcan mudnaanta koowaad maanaan siin shaqo-gelinta, mudnaanta koowaad waxaanu siinay nabad-galyada oo masuuliyadda ugu weyn ee nalaga doonayo ah.

Mudnaanta labaadna waxaanu siinay caafimaadka, mudnaanta sadexaadna waxaanu siinay waxbarashada, markaa hadaanu qofka amaankiisii, caafimaadkiisii iyo waxbarshadiisiiba kasoo talinay dee shaqo gelintiisa waa in la naga caawiyaa, dhamaantiin aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin”.

Ugu danbayntiina Madaxweynuhu wuxuu qalinka ku duugay in uu taageeri doona talooyinka, qorshayaasha iyo siyaasadaha lagu horumarinayo shaqo abuurka ee ka so bixi doona shirweynaha shaqo abuurka heer qaran.

Daawo  Sawirrada:

40337243_1801600603287118_2743030741045608448_n (1) 40337243_1801600603287118_2743030741045608448_n 40337322_1801598393287339_765917626655309824_n 40342435_1801599606620551_3578732330606395392_n 40349862_1801601049953740_6602717983657689088_n 40353185_1801601039953741_315498887290814464_n 40359268_1801597636620748_4898441760507691008_n 40365467_1801601709953674_2977753130428530688_n 40366738_1801599369953908_6294592064860454912_n 40368426_1801599823287196_8479045498559266816_n 40368451_1801598699953975_2374297525122236416_n 40368455_1801600379953807_3678222494944198656_n 40379664_1801599813287197_8626332528573153280_n 40379676_1801602276620284_8868447346946473984_n 40380023_1801602589953586_388289950073749504_n 40390602_1801597283287450_1945858044671819776_n 40397987_1801597819954063_3627530735411265536_n 40402813_1801599399953905_4949617348106518528_n 40402829_1801599179953927_8963981824929824768_n 40409727_1801600056620506_3141294936620531712_n 40429627_1801601029953742_436042010651000832_n40281891_1801597873287391_2618982366026137600_n40282026_1801600579953787_5393228444047769600_n40287351_1801601679953677_1409175844944871424_n40293694_1801598906620621_7144070109915512832_n40294499_1801597916620720_5310519683303079936_n40301243_1801598919953953_2966096241294835712_n40301312_1801598403287338_1472066445469810688_n40309756_1801598153287363_5755787605828435968_n40313566_1801598173287361_1468700226196865024_n40314918_1801601689953676_7970451603264110592_n40320854_1801597673287411_9064064136408727552_n40321043_1801600823287096_1817464708937023488_n40322367_1801601323287046_743071226729070592_n40326725_1801602003286978_8617836851333431296_n40330134_1801600833287095_5446508445362552832_n40330300_1801602239953621_7665311086169554944_n40330402_1801600373287141_9107540715956600832_n40332112_1801600869953758_2724943267962552320_n40337176_1801601333287045_3815495757167853568_n40337202_1801599169953928_2415233249262436352_n140192415_1801599406620571_6918567327394955264_n40219657_1801601993286979_1307258710552215552_n40247104_1801599623287216_873820841651994624_n40257438_1801598899953955_9059607455004098560_n40257892_1801602269953618_5481960161985691648_n40257928_1801597306620781_5448856641422229504_n40258771_1801600046620507_5754697349855182848_n40259657_1801599829953862_1174001908470251520_n40261782_1801597293287449_6497563809723449344_n40262239_1801600029953842_1924621359833415680_n40263468_1801600393287139_6012577812056113152_n40263497_1801598683287310_1983594640946757632_n40266620_1801598663287312_2079678097354915840_n40269196_1801599646620547_6223442006002106368_n40269646_1801598123287366_4551842753033535488_n40269998_1801601956620316_3892320202263625728_n40276233_1801600589953786_6147826057329246208_n40276252_1801599193287259_1651816964315676672_n40277216_1801598416620670_5248829195424890880_n40321043_1801600823287096_1817464708937023488_n

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.