Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

18 Qof Oo Ku Dhintay Shil Dayaaradeed Oo Ka Dhacay Addis Ababa

Published on August 30, 2018 by   ·   No Comments

Addis Ababa (SDWO):  18 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay meel u dhaw magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Diyaarad

Dadka shilka diyaaradda ku dhintay la sheegay in ay ahaayeen saraakiil ka tirsan ciidamadda iyo dhawr qof oo ahaa duuliyeshaasii iyo xubno kale.

Halkan ka dhegayso warka shilka diyaaradda iyo mid ku saabsan dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.