Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xildhibaano Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Soo Celinta Hantida Qaranka

Published on August 30, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xubno ka mida xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland ayaa madaxweynaha ku hambalyeeyay ku soo celinta gacanta dawladda waxyaabo hanti qaran ahaa oo markii hore ay gacanta ku hayeen shirkado iyo shaqsiyaad.

loadXil

Waxaanay tilmaameen in ay madaxweynaha ku amaanayaan arrintaasi ayna u arkaan tallaabo dhinaca wanaagsan uu u qaaday.

Iyagoona madaxweynaha ka codsaday in meello kale oo badan oo hanti qaran ahaa ay weli gacmo kale ku jiraan, isla markaana loo baahan yahay in lagu soo celiyo gacanta dawladda.

Halkan Ka Daawo Xildhibaanadda oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.