Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Jidda Kula Kulmay Madaxda Rugta Ganacsiga Sucuudiga

Published on August 31, 2018 by   ·   No Comments

Riyad (SDWO): Weftiga uu hogaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Kulan la qaatay madaxda iyo masuuliyiinta rugta ganacsiga Sucuudiga ee Jeddah chamber of comerce and industry.

1 2 3 4 40377021_1803952893051889_2506654394116734976_n 40400792_1803952669718578_7189801482869276672_n 40406217_1803952919718553_6769529806150172672_n 40407543_1803952349718610_4230010356644184064_n

Waxaanay  ka wada hadleen sidii looga midho dhalin lahaa loona xoojin lahaa xidhiidhkii ganacsi ee soo jireenka ahaa loona xoojin lahaa isfahanka ganacsi ee labada shacbi ee ku kala dhaqan wadamadda Somaliland iyo Sucuudiga isla markaana guulo looga gaadhi lahaa xidhiidhka labada dal iyo xoojinta arrimaha ganacsi is weydaarsiga.

40407621_1803953139718531_8834132332072927232_n 40410463_1803953053051873_2809683277655310336_n 40413533_1803952473051931_2426078338037579776_n 40418440_1803952729718572_3987232549939183616_n 40421191_1803951963051982_3077003030000828416_n (1) 40421191_1803951963051982_3077003030000828416_n

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Masuuliyiinta rugta ganacsiga sucuudi arabiya ayaa lafo gurey hindisayaal lagu dardar galanayo ganacsiga xorta ah oo wax weyn ka taraya koboca dhaqaalaha bulshada.

Waxaanu  Madaxweyne ku xigeenku ku marti-qaaday Rugta ganacsiga ee Jeddah chamber of comerce and industry dalka Somaliland inay yimaadaan iyagoo wata ganacsatada ugu waaweyn sucuudiga iyo khaliijkaba inay booqasho rasmiya ku yimaadaan Somaliland.

Iyagoo  qiimayn ku samayn doona ganacsiga Somaliland, xoogana saari doona kobcinta iyo tayeynta

beeraha oo ay gacan ka geysan doonaan sidii Somaliland looga hirgelin lahaa timir tayo leh oo ka baxda Dalka Somaliland, sidoo kale waxa ay maalgelin ku samayn doonaan wax soo saarka iyo dhoofinta Kalluunka Somaliland, iyo iibka Xoolaha Somaliland.

40427733_1803952366385275_4912239248456810496_n 40432274_1803951613052017_6513380241539334144_n 40441250_1803952019718643_3975031969485422592_n (1) 40441250_1803952019718643_3975031969485422592_n

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland waxaa kulankan ku wehelinayay Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, siyaasi Maxamed Duur Carraale Nuur, iyo masuuliyiin kale oo ay ka mid ahaayeen wasiirka Diinta iyo aw qaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, Mudane Maxamed Muuse Abees iyo wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur).

40451719_1803952716385240_937597665728790528_n 40488473_1803951599718685_6209974229807398912_n (1) 40488473_1803951599718685_6209974229807398912_n (2) 40488473_1803951599718685_6209974229807398912_n 40502805_1803951646385347_4465387848798830592_n (1) 40502805_1803951646385347_4465387848798830592_n 40504720_1803953173051861_6027270207980961792_n 40517761_1803952879718557_2496425865076801536_n 40521492_1803953036385208_5499077337532071936_n 40521529_1803952509718594_5457707838874845184_n

Geesta kale weftigan uu hogaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland  ee gudashada waajibaadka xajka ku jooga dalka sucuudi arabiya ayaa guulo diblamaasiyadeed ka soo hooyay socdaalkoodan ka dib markii si meeqaamkeedu saraysa madaxda ugu sareysa dalka sucuudigu ay ku qaabileen wafdiga Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

Sidoo kale safarkan waxaa ku lamaanaa ibo furka xidhiidho cusub, kuwaas oo dhax mari doono bulshooyinka labaddaa dal ku kala dhaqan.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.