Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Cusbitaalka Ceerigaabo Oo Laga Bilaabay Indho Fiiqis Lacag La’aan ah

Published on September 9, 2018 by   ·   No Comments

Ceerigaabo (SDWO): Cusbitaal MANHAL ee magaaladda Ceerigaabo waxaa ka bilaabmay barnaamij Indho fiiqis ah oo ay  maalgelisay hay’adda Al-Xayaat Al-Islaami, kaasoo ah adeeg lacag la’aan ah.

adam14 42

Sida  uu  maanta shaaciyay agaasimaha cusbitaalka magaaladda Ceerigaabo Dr. Aadan Jaamac Aadan, oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, waxaanu agaasimuhu uga mahad celiyay hay’adda mashruucaasi maalgelinaysa.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.