Wednesday, November 14th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Suldaanka Beelaha Arab Ee Itoobiya Oo Lagu Caleemo Saaray Dhagaxle

Published on September 10, 2018 by   ·   No Comments

Jig-jiga (SDWO): Waxaa maanta magaaladda Dhagaxle oo ku taalla degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta lagu caleema saaray suldaanka guud ee beelaha Arab ee dega Itoobiya.

1 23 5

Munaasibadda caleemo saarka waxaa ka soo qayb galay madax dhaqameed kala duwan oo isaga kala yimid dhinaca Somaliland,  Itoobiya iyo meello kaloo ka mida degaamadda Soomaalidu degto.

Halkan Ka Daawo Siday U Dhacday Xafladaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.