Friday, November 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynihii Hore Ee DDS Itoobiya Oo La Sheegay In Xabsiga Lagu Jidh Dilay

Published on September 11, 2018 by   ·   No Comments

Addis Ababa (SDWO): Xaaska madaxweynihii hore ee dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegtay in six un jeelka loogu jidh dilay ninkeedda oo hadda ku xidhan xabsi ku yaalla magaaladda Addis Ababa.

iley1 iley

Sadiiqo Cabdi Ismaaciil, oo ah xaaska Cabdi Maxamed Cumar,  ayaa tilmaantay in xili iyada iyo madaxweynaha hore hooyadii ay arkeen sida xun ee ay ciidamadda xabsiga joogay ula dhaqmayeen saygeedda.

Ethio mil

Hase yeeshee sarkaal sare oo ka tirsan ciidamadda xabsiyadda Itoobiya ayaa beeniyay jidh dilka ay sheegeen qoyska Cabdi Maxamed Cumar.

Halkan Ka Dhegayso Sadiiqo Cabdi Ismaaciil oo arrimahaas Ka Hadlaysa:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.