Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Oo Beeniyay In Shidaal Yaraan Ay Jirto

Published on September 11, 2018 by   ·   No Comments

Berbera (SDWO): Maareeyaha haamaha kaydka shidaalka Berbera ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadallo maalmahan la isla dhex marayay oo ahaa in shidaal yari ay dalka jirto, isla markaana ay faaruqeen haamaha kaydku.

Xasan 20

Hase yeeshee Xasan Embassy, oo warbaahinta kula hadlay Berbera waxa uu sheegay in shidaal kayd ah uu haamaha ku jiro, sidoo kale-na uu dekadda Berbera ku soo xidhay Markab weyn oo shidaal sida.

Halkan Ka Daawo Maareeye Xasan Embassy  Oo Arrimahaas Faahfaahinaya:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.