Sunday, September 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Xukuumadu Ka Hirgelisay Laascaanood

Published on September 12, 2018 by   ·   No Comments

Laascaanood (SDWO): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray laba saldhig boolis oo laga hirgeliyay magaaladda Laascaanood iyo xabsiga dhexe ee  Laascaanood oo dib u habayn lagu sameeyay.

3

Waxaana wasiirka arrimaha gudaha xadhig ka jarista mashaariicdaasi ku wehelinayay masuuliyiin xukuumadda ka tirsan oo maalmahanba hawlo nabadayn beelo dagaalamay ah u joogay gobolka Sool.

43

Masuuliyiintaas oo ay ka mid ahaayeen guddoomiyaha golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax, wasiirka waxbarashadda Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (faratoon)  iyo taliyaha ciidamadda booliska C/laahi fadal Iimaan.

Waxaanay weftigani soo kormeereen qaybaha kala duwan ee xabsiga dhexe ee Laascaanood oo dib u dhis lagu sameeyay iyo sidoo kale goob magaaladda ku yaalla oo ay xukuumadu mashaariic ka wado.

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.