Wednesday, November 14th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Golaha Guurtida iyo 3da Xisbi Qaran oo si isku mid ah uga horyimid xeer Baarlamankau Ansaxiyey oo ka hor imanaya Diinta Islamaka iyo Dastuurka Dalkaba

Published on September 14, 2018 by   ·   No Comments

Qodobkan oo dood badan bulshada ka dhex abuuray aya ku saabsan xeerka kufsiga haweenka.  Xeerkan ayaa dhigaya in da,da lagu qaanqaadho ee qof lagu maxkamadayn karaa tahay 18 jir, halka diintu sheegtay in qofku ku qaangaadho 15 jir.   Qodobka ayaa la yaabanyahay sababta culimadii dalka ugu waaweeynayd uga aamustay maadama uu yahay qodob ka hor imanaya awaamiirtii alle.

 
,, ,,,.