Friday, November 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynahii hore ee Ismaamulka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar ayaa saaka la keenay Maxkamada isagoo katiinadaysan

Published on September 14, 2018 by   ·   No Comments

Dacwadaha loo haysta ayaa saaka 14ka September u mudeysnaa inay ka bilaabmaan maxkamada magaalada Addis ababa.  Denbiyada loo haysto Madaxweynahii hore waxa ugu weyn tacadiyada ka dhanka ah xaquuqada binu aadamaka sida jeelklii dadka lagu xasuuqi jirey ee jeel ogaadeen iyo rabshadahii ka dhacay dhulka somalida siiba magaalada jigjiga oo la sheegayo inuu isagu soo abaabulay si uu kursiga uu uGu sii fadhiyo.
iley2

 
,, ,,,.