Wednesday, December 19th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Khudbadii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay Qalin Jebinta Jaamacadda Gollis

Published on October 3, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dhalinyaradda jaamacadaha dalka ka qalin jebiya in aanay in cid kale waxba ka sugin, balse mid waliba ku dedaalo sidii uu isagu isku soo saari lahaa.

42862353_1842245105889334_4575667774143070208_n-1-300x200

Muuse Biixi, oo maanta khudbad ka jeediyay xaflad loo sameeyay dufcadii 17aad arday ka qalin jebiyay jaamacadda Gollis ee Hargaysa, waxa kaloo uu sheegay in tujaarta waaweyn ee dalka ama ganacsatadda iyo qof kastoo caan ka dhex ah bulshadda intooda badan ay isa soo saareen iyagoon cid kale gacan ka helin.

Waxaanu guddoomiyaha jaamacadda Gollis ku amaanay kaalinta muuqata ee uu kaga jiro kobcinta aqoonta dalka, isla markaana uu tusaale fiican u yahay tacliinta sare ee bulshadda Somaliland.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Biixi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.