Wednesday, December 19th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Maayarka Hargaysa Oo Shaaciyay In Madaxtooyadda iyo Baarlamaanka Laga Dhisi Doono Meello Caasimadda Ka Baxsan

Published on October 8, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Maayarka caasimadda Hargaysa ayaa shaaciyay in madaxtooyadda Somaliland iyo dhismeyaasha goleyaasha Guurtidda iyo Wakiilada loo rari doono meel ka baxsan magaaladda, isla markaana loo diyaariyay meelihii laga dhisi lahaa.

mayor

Waxaanu tilmaamay in dhulka la qorsheeyay in laga dhiso goleyaasha baarlamaanka laga dhigayo koonfurta caasimadda halka madaxtooyada cusub na laga dhisi doono dhinaca galbeed ee Hargaysa.

C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), waxa uu sidan ka sheegay hadal uu u jeediyay kadib kulan  xog waraysi ah oo ay maanta la yeesheen guddiga joogtadda  golaha Guurtidda Somaliland.

Halkan Ka Daawo Maayarka Oo Arrimahaas ka Warbixinaya:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.