Wednesday, December 19th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Garoonka Kubbadda Cagta Laascaanood Oo Casriyayn Lagu Samaynayo

Published on October 8, 2018 by   ·   No Comments

Laascaanood (SDWO): Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha ayaa maanta  dhagax dhigay dib-u-habayn iyo casriyayn lagu samaynayo garoonka kubbadda cagta ee magaaladda Laascaanood.

download

Waxaana dhagax dhigaasi ku wehelinayay wasiirka arrimaha gudaha iyo guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland iyo sidoo kale maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood.

Masuuliyiintaasi oo hadalo ka jeediyay  dhagax dhiga casriyaynta iyo balaadhinta lagu samaynayo garoonka kubbadda cayaaraha Laascaanood ayaa sheegay in garoonkaasi la doonayo in lagu qabto cayaaraha goboladda Somaliland.

Halkan ka Daawo Hadaladii Masuuliyiinta:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.