Wednesday, November 14th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Qalab Ku Wareejiyay Xafiiska Wasaaradda Ee Boorama

Published on October 27, 2018 by   ·   No Comments

Boorama (SDWO): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan, ayaa maanta qalab  ku wareejiyay xafiiska ay wasaaradu ku leedahay magaaladda Boorama.

Waxaana agaasimaha soo dhaweeyay isu-duwaha wasaaradda shaqadda ee Awdal iyo shaqaalaha xafiiskaasi oo uga mahad celiyay qalab xafiiskeedka uu soo gaadhsiiyay.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa

 
,, ,,,.