Wednesday, November 14th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xildhibaan Bidhi Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Socdaal Uu Ku Soo Maray Sweden iyo UK

Published on October 27, 2018 by   ·   No Comments

Burco (SDWO):  Xildhibaan Mubaarik  Yuusuf Cilmi (bidhi), oo ka tirsan golaha degaanka Burco ayaa faahfaahi ka bixiyay safar uu dhawaan ku soo maray wadamo ka tirsan qaaradda Yurub iyo kulamo uu la soo yeeshay jaaliyadda Somaliland.

bidhi

Waxaanu sheegay in socdaalkaasi uu ahaa mid shaqsi ah, hase yeeshee  hadana ay jireen kulamo iyo shirar uu la yeeshay jaaliyadda Somaliland ee wamadda Sweden iyo  UK iyo sidoo kale madaxda xisbiga Kulmiye ee dalalkaasi u jooga.

Xildhibaan Mubaarik Bidhi, ayaa jaaliyadda Somaliland ee degan wadamadda Ingiriiska iyo iyo Sweden uga mahad celiyay soo dhawayntii ay u sameeyeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Isagoo Arrimahaas Faahfaahinaya:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.