Wednesday, November 14th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Halkana ka akhri Buugii uu qoray Xirsi Xaaji Cali Xasan oo dhamaystiran

Published on October 29, 2018 by   ·   No Comments

Waxa habeenkii jimcaha ee 26ka October uu Xirsi Xaaji Cali Xasan – wasiirkii hore ee madaxtooyada xukuumadii Siilaanyo uu magalada hargeysa ku soo bandhigay buugiisii cusbaa ee uu uGu magacdaray Miyiga ilaa madaxtooyada. Buugan ayaa muran badan ka dhex dhaliyey bulshada Somaliland dalka gudahiisa iyo dibadiisab, qaar taageera iyo qaar naqdiyaba,  iyadoo qodobada aadka loo naqdiyey ka mid tahay inuu sirtii xuukuumadii uu ka midka ahaa u banaanka soo dhigay taasi oo ka hor imanaysa qodobka 14aad ee dastuurka oo odhanaya qofku xilka xataa haduu ka tago intuu noolyahay oo dhan sirtii xuukumadii uu ka tirsanaa ee qaranka ma soo bandhigi karo.   Waxa uGu weyn siraha qaranka ee uu soo bandhigay Xirsi inuu ka hadlay sirtii ciidanka qaranka oo golaha wasiirada lagaga hadlay oo yidhi waxa la sheegay in taliyahii ciidanka xeebaha waqooyigu uu gacan siiyey markii ciidamadii onlf ay ka soo degeen saylac ee ay ku socdeen gudaha itoobiya.   Waxa kale oo uu sheegay inuu dalku bilaa badaxweyne ahaa 43 cisho ka dib markii siilanyo la doortay oo rabay inuu is casilo ka dib xaalad caafimaad xaga xasuusta ahi ay u soo kordhay:  Halkan hadaba ka akhri buugii oo dhamays tiran: Miyiga ilaa Madaxtooyada

xirsi

 
,, ,,,.