Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Hadaladii Waxgaradka iyo Masuuliyiinta Degmadda Sheekh U Jeediyeen Madaxweynaha+Sawirro

Published on November 29, 2018 by   ·   No Comments

Sheekh (SDWO.com): Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland oo maalmahan bas afar ku marayay goboladda bariga dalka ayaa galabta soo gaadhay magaaladda Berbera.

8B7A7771

Weftiga oo xalay u hoyday magaaladda Burco ayaa maanta gelinkii danbe ka soo baxay halkaas, iyadoo magaalooyinka iyo degaamadda u dhexeeya Berbera iyo Burco ay soo dhawayn diiran kala kulmeen.

Markii wetfigu soo gaadhay degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa madaxweynuhu dadweynihii isku soo baxay la hadlay.

Iyadoo sidoo kale na masuuliyiinta degmadaasi, odayaasha, waxgaradka iyo xubno kale ay halkaas hadal ka jeediyeen.

Daawo Hadaladii Waxgaradka reer Sheekh Ka Jeediyeen Markii Madaxweynaha iyo Weftigiisu Halkaa Ku hakadeen:

IMG_8544 IMG_8548 IMG_8560 IMG_8564 IMG_8579 IMG_8588 IMG_8604 IMG_8621 IMG_8626 IMG_8637 IMG_8673 IMG_8690 IMG_8703 IMG_8738 IMG_8744 IMG_8748 IMG_8754 IMG_8793

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.