Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Shacabka Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadii Jimcaha

Published on November 30, 2018 by   ·   No Comments

Berbera (SDWO.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil kala qayb-galay tukashada salaadda Jimcaha.

1 8B7A9165 8B7A9171 8B7A9174

Madaxweynaha oo weli ku gudo jira safarkiisa shaqo ee uu ku marayo gobollo kamid ah dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta salaadda Jimcaha shacabka kula tukaday masji-jaamaca weyn ee magaalada Berbera oo ay buux-dhaafiyeen dadweyne aad u tiro badan.

8B7A9188 8B7A9189(1) 8B7A9189 8B7A9192

Shacabka maanta ku sugnaa masjid-jaamaca weyn ee magaalada Berbera, ayaa muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin inuu madaxweynuhu kala qayb-galo salaadda Jimaca.

Waxaanay  fursad u heleen bulshadda reer Berbera intii masaajidkii uu ku tukaday joogay inay madaxweynaha salaamaan.

8B7A9199 8B7A9204 8B7A9206 8B7A9221 8B7A9238

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.