Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Soomaaliya

Published on December 1, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO.com): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo ka soo yeedhay dawladda federaalka Soomaaliya oo la xidhiidhay in ay danaynayaan in dib loo bilaabo wada hadaladii labadda dhinac u socday.

IMG_0385

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo hadalkaas ka jawaabay  sheegay in aanay suurto gelaynin ilaa ay madaxda dawladda Xamar ogolaadaan in shacabka Somaliland ay dawladii siyaad Bare xasuuq u gaysatay.

Halkan Daawo Madaxweynaha Oo Arrintaas Ka Hadlaya:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.