Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo London Ka Furay Shirweynaha Jaaliyadaha

Published on December 2, 2018 by   ·   No Comments

London (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta magaaladda London ee dalka Britain ka furay shirweynaha jaaliyadaha Somaliland ee ku kala nool qaaradda Yurub.

59

Shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland waxaa ka soo qayb galay boqolaal ka mida jaaliyadaha reer Somaliland ee ku nool wadamadda Yurub.

Waxaana shirkaasi furay madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici, oo safar shaqo ku jooga dalka Ingiriiska iyo sidoo kale xubno ka mida golaha wasiirrada Somaliland oo madaxweyne xigeenka wehelinaya.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO.com/Hargeisa Office

 
,, ,,,.