Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Dhaliishay Nidaamka Garsoorka Dalka

Published on December 3, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO.com): Guddoomiyaha xarunta xuquuqal iinsaanka madaxa banaan ee Somaliland Guuleed Axmed Dafac, ayaa dhaliilay nidaamka cadaaladda iyo garsoorka dalka oo uu sheegay in dadka masaakiinta ah culays badan lagu saaaray.

ad

Guuleed Axmed Jaamac, waxa uu sheegay in dhibaatadda ugu weyn ee dadka aan codka lahayn ay tahay iyadoo aanay jirin meel lagu xisaabiyo kuwa awoodda haya, isla markaana sharcigii dalku keliya uu qabanayo dadka jilicsan.

Daawo Guuleed Dalfac oo arrimahaas ka hadlaya:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.