Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Laascaanood: Awaamiir Lagu Soo Rogtay Gaadiidka Ka Dhex Shaqeeya Magaaladda

Published on December 3, 2018 by   ·   No Comments

Laascaanood (SDWO.com): Dawladda hoose ee  Laascaanood ayaa soo saartay awaamiir lagu nidaaminayo gaadiidka dhex mara magaaladda, kadib markii bulshadu cabashooyin badan ka keeneen arrintaasi.

Mayarka Laascaanood

Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamed (Taarwale), oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaciyay in awaamiirtaasi ay si gaara ugu soo rogeen gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bijaajta.

Halkan Ka Daawo C/casiis Taarwale oo arrimahaas Ka Hadlaya:

SDWO.com/Hargaysa

 
,, ,,,.