Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Qalab Caafimaad Oo Lagu Wareejiyay Xarunta Hooyadda iyo Dhalaanka Arabsiyo

Published on December 3, 2018 by   ·   No Comments

Arabsiyo (SDWO.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta qalab caafimaad ku wareejiyay xarunta hooyadda iyo dhalaanka ee magaaladda Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

Qalabkaasi ayaa isugu jira shaybaadhka uur-ku jirta lagu baadho, daawooyin iyo noocyo kaloo qalabka caafimaadka lagaga shaqeeyo ah.

Waxaana qalabkan caafimaad wasaaradda caafimaadka Somaliland ku caawisay hay’adda GIZ ee dalka Jarmalka.

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.