Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Weftiga Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Kulamo La Yeeshay Masuuliyiin Ka Tirsan UK

Published on December 4, 2018 by   ·   No Comments

London (SDWO.com): Wefti balaadhan oo ka socda xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa kulamo la yeeshay masuuliyiin ka tirsan dawladda boqortooyadda UK.

Uk1

Weftigan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciiil (saylici), ayaa sidoo  kale waxay shirar la qaateen xubno ka mida xildhibaanadda baarlamaanka dalka Britain.

Madaxda ka tirsan dawladda Ingiriiska weftiga Somaliland ay la kulmeen waxaa ka mid ah  mr. Boris Jonson,  wasiirkii hore arrimaha dibeda Britain iyo   Nus ghani, oo ah  wasiirka dekedaha iyo Baddaha ee dawladda UK.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.