Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

“Haddii dekadaha lagu camal falayo anagu ma diidanin maxaa yeelay waa tartan ganacsi”… madaxweynaha Jabuuti

Published on December 25, 2018 by   ·   No Comments

Jabuuti (SDWO.com): Madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle,  ayaa  sheegay in ay soo dhawaynayaan horumar lagu sameeyo dekadaha dalalka gobolka Geeska Afrika.

Gellllooe

Waxaanu tilmaamay in aanay ka masuugaynin horumar lagu sameeyo dekadaha gobolka sida Casab, Berbera ama Kismaayo, isla markaana ay u arkaan tartan ganacsi oo xor ah.

Madaxweyne Geelle, oo  waraysi uu la yeeshay telefishanka BBC Soomaali, waxa kaloo uu ka hadlay arrimaha isbedelka siyaasadeed ee Geeska Afrika, colaadii u dhaxaysay dalkiisa iyo Ereteriya iyo arrimo.

Halkan Ka Daawo Waraysigaasi:

SDWO.com/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.