Tuesday, March 19th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shirkadda Dahabshiil Motors Oo Dalka Keentay Gawaadhida Santa-fe 2019

Published on December 29, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil motors oo qayb ka ah Dahabshiil Group ayaa markii u horaysay dalka keentay gawaadhi aad u cusub oo aad uga duwan kuwii hore dalkeena loo keeni jiray.

santafe

Baabuurtan casriga ah ee ay keentay soo dejisay Dahabshiil motors waxaa ka mida kuwa loo yaqaano Santa-fe 2019, kuwaasoo noocoodu aad uga tayo sareeyo noocyadii hore dalkeena loo keeni jiray.

Gawaadhidan cusub ee ay so dejisay Dahabshiil motors ayaan weli la gaynin wadamo badan oo ka mida Afrika iyo meelo kale.

cdrs

Sida  uu sheegay Cawil Saalax Cabdi, oo ah maareeyaha guud ee Dahabshiil motors oo maanta ka warbixinayay gawaadhidan cusub ee ay keeneen iyo dalka ay ka soo iibsadeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan:

SDWO.com/Hargeisa Somaliland.

 
,, ,,,.