Tuesday, March 19th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shacabka Oo Bogaadiyay Wasiirrada Shaqada iyo Arimaha Bulshada

Published on January 4, 2019 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Shacab weynaha ku nool caasimadda Hargaysa ayaa bogaadiyay waxqabadka ay samaysay mudadda sanadka ah ee ay xilka haysay wasiirka shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland.

ad

Waxaanay dadweynuhu sheegeen in waxqabadka wasiir Hinda Jaamac Gaandi, ay ku dhalisay ididiidlo iyo kalsooni badan oo ay u qaadeen xukuumadda hadda talladda haysa ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi.

Weriyeyaal ayaa makarafoonka la dhexmaray bulshadda degan caasimadda Somaliland ee Hargaysa, waxaanay ka hadleen siday u arkaan siday u shaqaysay wasiirka shaqadda iyo arrimaha bulshaddu.

Halkan Ka Daawo Aragtidda Dadweynaha Caasimadda Hargaysa:

SDWO.com/Hargeisa Office

 

 

 
,, ,,,.