Monday, June 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Boqor Axmed Iimaan Muxuu Ka Yidhi Murankii 2-da Qoys Ee Isku Haysta Nimco Yasiin

Published on January 7, 2019 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO0: Boqor Axmed Iimaan, oo ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay muranka labadda qoys ee isku haysta dhalasho ahaan fanaandda Nimco Yaasiin Carraale.

download (3)

Arrintaasoo  maalmahan si aadda la iskula dhexmaray hadal haynteedda baraha bulshadda ee Internet-ka, isla markaana la soo geliyay hadallo ay labadda qoys mid waliba isagu sheeganayo fanaanadda.

Boqor Axmed Iimaan, ayaa sheegay in laga wanaagsan yahay in iyadoo fanaanadu muddo dheer qoyskii ay ka soo tirsanayd ay hadana dhawr iyo toban sanadood ka hor ku dhawaaqday in ay ka soo jeedo qoys kale.

Halkan Ka Daawo Hadalka Boqor Axmed Iimaan:

SDWO.com/Hargeisa Office

 
,, ,,,.