Monday, June 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo La Dhaawacay

Published on January 10, 2019 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta dhaawac ka soo gaadhay rasaas uu ku furay askari  ka tirsan ciidamadda booliska.

1

Askari toogtay agaasimaha ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa qoysas la doonayay in lagaga rarro meel ay deganaayeen.

Agaasimaha ayaa la sheegay in dhaawaciisu aad u fudud yahay, isla markaana ay hadda xaaladiisa caafimaad wanaagsan tahay.

Maxamed Cabdi Xergeeye, oo kadib markii dhaawacu soo gaadhay warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay in uu jirro dhaawaca soo gaadhay.

Halkan Ka Daawo Agaasime Xergeeye Oo Ka Hadlaya Dhaawaca Soo Gaadhay:

SDWO.com/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.