Friday, January 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Puntland

Published on January 10, 2019 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland oo sheegay in aanu jirin muran dhinaca dhulka ah oo Somaliland kala dhexeeya.

download

Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf (Xawar), oo hadalkaas ka jawaabay ayaa sheegay in ay ka rejaynayaan madaxweynaha cusub ee Puntland in uu ka shaqeeyo nabadgelyadda degaanka.

Wasiir Ciise Xawar, waxa kaloo uu sheegay in Somaliland dhinacoodda ay ku dedaalayaan sidii aan mar danbe wax dhibaato ah oo khasaare keenaa u dhexmarin Puntland.

Halkan Hoose Ka Daawo Jawaabta Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland:

SDWO.com/Hargeisa Office

 
,, ,,,.