Tuesday, March 19th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Somaliland: Booliska Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Abees

Published on January 13, 2019 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Ciidanka booliska Somaliland ayaa ka hadlay xadhiga abwaan Abees oo xalay ay ciidamadu ku xidheen magaaladda Hargaysa iyo hadalo deel-qaaf ay ku tilmaameen oo ay maalmahan dadka qaar u jeediyeen.

1

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Somaliland C/raxmaan Liibaan Fooxle iyo afhayeenka booliska Faysal Xiis Cilmi,   oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargaysa ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doonin canbaarayn loo jeedinayo booliska.

Halkan Ka Daawo Hadalka Fooxle:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.