Sunday, February 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Muuse Biixi oo dhakhtarka ku booqday wasiirka caafimaadka oo xaalad caafimaad ugu jira

Published on January 27, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa saaka cisbitalka Haldoor ku booqday wasiirka horumarinta caafimaadka Dr xasan Ismacil Yusuf.

Wasiirka ayaa sida la sheegay uu ku soo booday xanuun kaga dhacay gacanta iyo lugta bidix.  calamadahani ayaa ah xanuunka loo yaqaano faaliga ama stoke.

50620537_2006455732801603_1426650013877927936_o 50695556_2006455609468282_679059064214257664_o 51137455_2006455449468298_3021653524464271360_o

 
,, ,,,.