Saturday, April 20th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Wasiirkii hore ee Maaliyada Samsam Cabdi Adan oo waxba kama jiraan ku tilmaantay inay 80 million oo deeyn ah ay xuukuumadii hore uga tagtay xukuumadan cusub

Published on February 4, 2019 by   ·   No Comments

Wasiir Samsam oo khadka tilifoonka uGu waramaysay Horn Cable TV ayaa sheegtay inaanay jirin deyn intaas leeg oo ay xukuumadii hore ka tagtay, loona baahanyahay in gudida dabagalka musaqmaasaqu soo cadayso halkay warkaas ka keen maadama oo sidey sheegtay wasiir sacad u sheegay inaanu isagu marnba arinkaasi odhanin.

 
,, ,,,.