Monday, July 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo ka hadashay xukun lagu riday koox dhalinyaro derbi jiif ah oo dhowaan weerar ku soo qaaday wasaarada

Published on February 4, 2019 by   ·   No Comments

Wasiir Hinda Jamac Xirsi oo waraysi ku siisay xafiiskeeda Bulsho TV ayaa sheegtay in 20 ka mid ah dhalinyaradii wasaarada soo weerartay uu ku cadaaday denbi ah inay wasaarada ku soo weerareen iyagoo adeegsanaya faashash isla markaasna xabagtay cabayeena sita. Wasiirka ayaa sheegtay in 20ka dhalinayrada ah oo 18 jir ka wada weyn lagu xukumay 6 bilood oo dhaqan celin ah, iyadoo sheegtay inay waraasarad ahaan aad u daryeeleen intii ay xukunka sugayeen oo ay timahii ka xiireen, raashinkooogiina bixinayeen, imika markii la xukumayna mid kaste u iibiyeen macasis iyo cawdii uu ku seexanayey.

 
,, ,,,.