Sunday, February 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Gudoomiyaha Maxkmada Gobolka Maroodijeex oo faafahin ka bixiyey qodobada loo cuskaday wargeyska Foore oo mudo hal sano ah la xayirey

Published on February 11, 2019 by   ·   No Comments

Gudomiyahu Maxkamada Axmed Dalmar Ismacil ayaa faafaahiyey 6 denbi oo oo lagu soo eedeyay inay qoreen

1. Waxay qoreen in gudidii abaaraha iyo culumadii ay cuneen booyadahii abaaraha loo keenay
2. Waxay qoreen in wasaarada maaliyadu qaybisay miisaniyad aan ahayn tii baarlamanku ansaxiyey
3. Waxay qoreen in wasiirka maaliyadu eryay oo uu xidhay nin hore isaga uGu xidhay musuqmaasaq
4. Waxay qoreen in madaxweynahu uu dhisanayo guryo uu isagu gaar u leeyahay oo malaayin doolar ku baxayaan
5. Waxay qoreen in shirkii golaha wasiirada ay marwadii hore madaxweyne siilanyo ka dhextoostay oo ay soo dhex fadhiistay
6. Waxay qoreen in komishanka dooroshooyinka ay ka luntay list kii codbixiyayaasha Somaliland

 

 
,, ,,,.