Thursday, May 23rd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Weriye Maxamed Cali Weji ayaa loo magacaabay Maareeyaha TV ga Qaranka

Published on March 3, 2019 by   ·   No Comments

Maxamed Cali Weji oo mar uu ka waramay mudo dhoweyd xaaladiisii suxufinimo ayaa yidhi.  Waxan suxufi soo ahaa 50 sanadood.  halkii aan ku bilaabayna ma dhaafin weli weriyahii baan ahay. la igama aqoon badan. la igama karti badan laakiin waxaas aan la daliciwaayey 50ka sano waxa la i leeyahay gobooye ayaad tahay.

Bulshada Somaliland intii qof xil loo magacaabay waa xilikii ugu horeeyay ee bulshada oo dhami isku si ugu faraxday ee ay u wada hambalyeysay.

vlcsnap-2015-12-30-23h44m54s575

 
,, ,,,.