Thursday, May 23rd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta Cilmiga

Published on March 5, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.

xafladqorsh.saylici1

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo, korna loo qaado waxbarashadda Somaliland, waxaanu kula dar-daarmay wasaaradda Waxbarashadda iyo Saynisku inay laban-laabto dadaaladda lagu doonaayo in tacliinta la gaadhsiiso guri kasta.

xafladqorsh.saylici

xafladqorsh.saylici7 xafladqorsh.saylici6 xafladqorsh.saylici5 xafladqorsh.saylici4 xafladqorsh.saylici3 xafladqorsh.saylici2

 
,, ,,,.