Tuesday, March 19th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Xisbiyada UCDI iyo Wadani oo ka hadlay kulan ay la yeesheen weftigii reer yurub ee dalka ku sugnaa ee arimaha dooroshooyinka

Published on March 6, 2019 by   ·   No Comments

Xisbiga UCID ayaa sheegay in laga wadahadlay sidii doorashadu u dhicilahayd iyo sidii loo xalin lahaa gudida dooroshooyinka oo mudo xileedkooguu dhamananayo xiliga doorashada loo qoondeeyay ka hor.

Xisbiga Wadani ayaa isaguna sheegay inay gudida ka wadahadleen sidi doorashadu u qabsoomi lahayd, gudi cusubna loo magacaabi lahaa maadama komishankan hada uu wakhtigoogii dhamaanayo, iyo sidiii xubnaha gudida dooroshooyinka loo kordhin lahaa.

Midiwoga yurub ayaa iyaguna cadeeyay inay muhiim tahay in dooroshooyinku ku qabsoomaan xiligii loo qoondeeyay ee ka hor dhamaadka sanadkan.  waxa kale oo ay cadeeyeen inay lacagtii doorashada ay kabi jireen ay soo deyndoonaan marka ay xisbiyadu dhamaan doorashada ku heshiiyaan

 
,, ,,,.