Tuesday, March 19th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Diyaarad ay leedahay shirkada diyaaradaha Itoobiya oo ka kacday Addis Ababa kuna sii jeeday Kenya ayaa dhacday

Published on March 10, 2019 by   ·   No Comments

Shirkada diyaaradaha ee dalka itoobiya ayaa xaqiijisay in diyaarad ay leeyahiin oo saaka 8.38 ka kacday magalaada addis oo ku sii jeeday magalada nayroobi ee dalka kenaya ay 6 daqiiqo ka dib markay kacday ay ku soo dhacday meel addis u jitta 50km.

Screenshot_20190310-133435_Samsung Internet

Screenshot_20190310-150513_Samsung Internet

Diyaradan ayaa waxa saarnaa 149 rakaab ah iyo 8 shaqaale ah.  Waxaan  dhamaan la xaqiijiyey in 157 kii qof ee saarnaa diyaaradu ku dhinteen.  Rakaabkaa ayaa ilaa hada la sheegay in 32 u dhasheen kenya. 18 dalka canada. 8 dalka maraykanka. 9 itoobiyaana. 8 dalka shiinaha. 8 dalka talyaaniga. 7 dalka faransiiska. 7 dalka ingiriiska. 6 dalka masar. 5 dalka Holland.  Guud dadka saarnaa diyaarada waxa la sheegay inay ka soo kala jeedeen 32 dal.

Screenshot_20190310-123433_Samsung InternetEthiopian-Airlines-e1539750172827

 
,, ,,,.