Monday, June 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xisbiga Kulmiye oo mawqif cad oo doorashadu xiligeed ku qabsoomi karto ka istaagay murankii komishanka dooroshooyinka iyo Xisbiga Wadani oo diiday

Published on March 17, 2019 by   ·   No Comments

Cabdikarin Xinif oo faahfaahinaya mawqifyada sedexda xisbi ka kala taaganyahiin ayaa sheegay in Xisbiga Kumiye doodiisu sharciga ku salaysantahay oo ay qaateen mawqif cad oo ah in komishankan dooroshooyinku ay mudo xiloodkoogii dhamaystaan oo wakhtigoogu ku egyahay 29ka November dooroshooyinka horeb. Isla markaasna bil ka hor la doorto komoshanka cusub si ay xilka ula wareegaan 30ka October si ay doorashada u qabtaan bisha december.

Xisbiga wadani ayaa isagu mawqifkiisu yahay in imika lakala diro komishanka dooroshooyinka.

Xisbiga UCID ayaa isaguna qaba in bisha 5aad komoshin cusub la sameeyo oo ay labada komishan iska sii garab shaqeeyaan ilaa komishankan uu mudo xileedkoodu dhamanayo 29ka November.

 

 
,, ,,,.