Monday, June 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Afhayeenka Madaxweyne Muuse Biixi oo shir jaraaid oo uu qabtay ku faahfaahiyey khilaafka ganacsi ee bangiga faransiiska iyo ganacsade Axmed Cismaan Geele.

Published on April 4, 2019 by   ·   No Comments

Afhayeenka ayaa sheegay in Somaliland tahay meel shuruucda aduunka ka jirto oo aan marna lagula soo dhuuman Karin dhaqaale shirkado ama dalal kale laga soo dhaco, waxaanu sheegay in Ganacsade Axmed Cisman Gellle qirsanyahay in lacag dhan 20 million oo dollar ay shirkadu ku leedahay, hase yeeshee uu ka dhego adaygayo inuu iska bixiyo deyntaas uu qaatay ee uu ku maalgeliyay shirkada sharaabka eei BSI ee uu ka dhisay magaalada Hargeysa.   Afhayeenka ayaa sheegya in dacawda dalka gudahiisa lagu qaadi doono maadama uu bangigii faransiisku soo maray shuruucdii caalmaiga ahayd oo uu looyarna hargeysa ka qabsaday.

 
,, ,,,.