Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Header" sidebar. Defaulting to "sidebar-1". Manually set the id to "sidebar-1" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Main Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-2". Manually set the id to "sidebar-2" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Secondary Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-3". Manually set the id to "sidebar-3" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Side Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-4". Manually set the id to "sidebar-4" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Inner Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-5". Manually set the id to "sidebar-5" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Post Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-6". Manually set the id to "sidebar-6" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Page Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-7". Manually set the id to "sidebar-7" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Far Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-8". Manually set the id to "sidebar-8" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 742 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 886 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1010 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1203 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1320 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1426 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1511 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1618 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeLatestList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeTopStory is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeThumbs is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeImageDay is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeVideo is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMTagMatch is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeBanner is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 ‘Waa Markii Ugu Horreysay Dumarku Afar Xubnood Ka Helaan Golaha Wasiirrada” Marwo Shukri Xariir | SDWO.COM & SomalilandNews
Saturday, January 22nd, 2022
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

‘Waa Markii Ugu Horreysay Dumarku Afar Xubnood Ka Helaan Golaha Wasiirrada” Marwo Shukri Xariir

Published on December 14, 2014 by   ·   No Comments

Hargeysa (SDWO): Wasiir ku xigeenka shaqada iyo arrimaha Bulshada  marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa haweenka Somaliland ku dhiiri galisay in ay ka qayb qaataan siyaasada dalka, iyada oo sidoo kale ka hadashay heerka ay Dumarku ka gaadheen siyaasada dalka. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Marwo Shukri Xariir, waxa ay sidaasi ku sheegtay waraysi gaar ah oo uu la yeeshay wargeyska DAWAN, iyada oo ka hadlaysayna arrimahaasina  waxa ay hadalkeeda ku bilawday sidan:-

“Horta ILLAAHAY mahadii ayaynu joognaa oo meel wanaagsan ayaynu maraynaa, maaha in aynu ku qanacsanahay halka aynu taaganahay laakiin waxaynu joognaa bar bilaw wanaagsan jaaniskaana waxa ina siisay xukuumada maanta jirta ee uu hogaaminaayo madaxweyne Siilaanyo waa markii u horeysay intii ay jirtay Somaliland oo ay afar hablood ku jiraan golaha wasiirada, waxa aynu ognahay inta haayadood ee madaxa banana ee ay habluhu madaxda ka yihiin waxana jira hablo badan oo garyaqaano ah oo ka hawl gala xeer ilaalinta guud iyo maxkamadaha”. Wasiir Shukri waxa ay intaa raacisay “dawladihii hore may siin jirin hablaha waxa ay xaqa u lahaayeen waxana jiray hablo looyaro ahaa oo markii ay shaqo doonteen lagu yidhi xoghayn noqda dabadeedna booskaas iska diiday oo hayado kale u shaqo tagay, halka qaar kalena duruuftu ku qasabtay oo ay ku shaqeeyeen, tusaale waxa ka mid ahayd hablaha loo diiday shaqooyinkii ay xaqa u lahaayeen ee dhanka looyarnimada Sucaad Ibraahim oo ka mid ahayd hablihii jaamacadihii Somaliya ku soo bartay sharciga ama looyarnimada iyada oo imika madax ka ah haayada burgarayso ka dib marii ay wayday booskeedii, markaa dawladihii hore may eegin xaqa ay leeyihiin dumarku” “nasiib wanaag waxa ah oo aynu maanta ku faanaynaa una mahad celinaynaa  madaxweynaha maanta talada dalka haya Axmed Siilaanyo  sababtoo ah waxa uu xilal sare u dhiibay shan hablood oo ka mida hablihii looyarada   ahaa kuwaas oo maanta ka mid ah garsoorayaasha guud ee xeer ilaalinta qaranka, iyaga oo noqday kuwa gacanta ugu dambaysa ku qabta kiisaska maxkamada sare ee Somaliland,” ayay tidhi Marwo Shukri Xariir. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland marwo Shukri Xariir iyo arimaha bulshada Somaliland oo hadalkeeda sii wadataa wax ay intaa raacisay “markii u horeysay waxa uu madaxweynuhu magacaabay gabadh kala talisa arimaha haweenka booskaas oo aan hore loo magacaabin, sidoo kale hayada xuquuqal iinsaanka Somaliland gabadh ayaa hogaaminaysa kumiishankii doorashooyinka gabadh ayaa ku jirta oo lagu daray, markaa waxaan leeyahay haweenka Somaliland meel wanaagsan ayay joogaan waxa kaliya ee loo baahan yahay waa in aynu hore u socono si aynu u gaadhno halka aynu higsanayno.” Wasiir Shukri waxa kale oo ay ka hadashay rajada ay ka qabto in Haweenka reer Somaliland ay ku soo bixi karaan doorashooyinka soo socda, waxaanay tidhi “waxaan rajaynayaa inay doorashada ku soo baxaan haween tiro badan waayo waxaanu dabada ka riixaynaa xeerkii kootada haweenka madaxweynuhuna kama gaabinaayo sidii ay haweenka dalku uga qayb qaadan lahaayeen golayaasha kala duwan ee dalka sida baarlamaanka, sidoo kale barigii hore dumarka cidi ba waxba may waydiin jirin aan ka ahayn inay cod bixiyaan laakiin maanta waa kuwaas raga la tartamaaya ee ku jira golayaasha dhexe iyo fulinta ee asxaabta siyaasada, waxaad arkaysaa iyaga oo doodaaya oo leh maxaa gudiyada naloogu dari waayay taas oo ku tusaysa inay meel sare higsanayaan.” Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada waxa kale oo ay intaas ku dartay “waxa kaliya ee aan kula dardaarmayaa haweenka inay han lahaadaan waayo waxa meel gaadha qofkii hankiisu sareeyo waxaan leeyahay dumarka hankiinu ha sareeyo markaa ayaa guul gaadhaysaan, waayo maanta wacyigii dadka waxbaa iska badelay, xisbiyada gudahoodana waxa ay haweenku kaga jiraan meelo sare markaa isu codeeya  oo  idinka ayaa gacanta isugu haya doorashadee is doorta  maadaama oo ay haweenku yihiin kuwa ugu badan ee dhiibta cododka doorashooyinka isla markaa soo saara nin kasta oo wax is mooda, waxaan leeyahay kayrkayr yaanu idin galin ha soo baxdo inan kasta oo han siyaasadeed ku jiraa barbarkay ka baxdaa waa bakaylo qaleen.” marwo Shukri waxa ay u soo jeedisay mudanayaasha golaha baarlamaanka inay u dhago nuglaadaan kootada haweenka loo qorsheeyey oo ay eegaan xeer 20 oo arinta wax ka badelaan isla markaa laga faa’iidaysto cilmiga badan ee ku duugan hablaha hanka siyaasadeed leh oo aan laga aaminin fikir qaldan, wasiiradu waxay dumarka ugu baaqday in ay guntiga dhiisha isaga dhigaan isla markaa si wanaagsan isu soo diyaariyaan iyaga oo aan cidna ka cabsoonahayn si ay ugu soo baxaan doorashooyinka soo socda. wasiirku xigeenka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Shukri Xariir Ismaaciil oo aan wax ka waydiiyay eedaha ku xadgudubka xuquuqda  saxaafada oo loo jeediyay xukuumada waxa ay ku jawaabtay “saxaafadu xaq bay leedahay cid xaqooda duudsiyi kartaana ma jirto laakiin waxa jira qaladaad badan oo ay bulshadu sabab u tahay oo ka dhaca saxaafadeena waayo bulshadeenu waa bulsho wada siyaasi noqotay oo jecel inay daawadaa akhriyaan dhagaystaan siyaasiyiin is haysta iyo habal habal u jawaabaaya, arintaasi waata keentay in wariyuhu wax qaldan qoro maadaama oo aan cidi ka iibsanahayn wargeyskiisa hadii uu maanta oo dhan ka sheekeeyo horumarka dalka iyo barnaamijyada ay bulshadu ka faa’iidaysan lahayd, waxaan leeyahay warbaahinteena waar qora oo sheega wixii run ah ee u baahan in la saxo lakiin wixii qarankan iyo umada wax yeelaaya ka daaya oo dalkani waa dalkiiniiye lixi jeclaysta.”

 

BY: Sagal C/raxmaan (Filibiin)

WordPress database error: [Unknown column 'wp_comments.comment_ID' in 'field list']
SELECT SQL_CALC_FOUND_ROWS wp_comments.comment_ID FROM wp_comments WHERE ( comment_approved = '1' ) AND comment_post_ID = 4957 ORDER BY wp_comments.comment_date_gmt ASC, wp_comments.comment_ID ASC

 
,, ,,,.
Notice: Undefined index: title_invert in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1043

Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1048 Notice: Undefined index: title_link in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1051 SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...