Monday, April 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Afhayeenka Ganacsade Axmed Cisman Geelle oo sharaxaad ka bixiyey sida xukuumada Djibouti muwaadinkan uga dhacday lacag dhan 128 milyan oo dollar

Published on April 5, 2019 by   ·   No Comments

Afhayeenka ayaa sheegay in sida sharcigu yahay banigina qof waxba amaahin isagoon damaanad looga haynin hanti ma guurto ah oo ka badan lacaguu amaahanayo qofku. Sidaa darted waxaan ka amaahaday buu yidhi bangigan 20 milyan oo doolar, waxaana damaanad loo haystay hanti ma guurto ah oo dhan 25 milyan.  Bangigii markii uu lacagtii iga doonay waxaanu isla afgaranay in loo qaato hantidaydaas ma guurtada ah ee 25ka Milyan ah, oo aniga 5ta milyan ee dheeraadka ah la ii soo celiyo.    Dhinaca kale wuxuu sheegay in dagaalku ka dhexeeyo qoyska madaxweynaha oo si qasab ah kaga dalbaday in dhamaan hantidiisa uu share ama saami weyn ka siiyo,   Markuu diidayna in qoysku ay xoog kula wareegeen hantidiisii ay saamiga ka rabeen oo shirkadahiisii waaweyna kala siiyey 4 qof oo reerka madaxtooyada ah, wixii kale oo dhana albaabada la iskugu dhuftay wixii dhexyaalayna la qaybsaday.   Waxaanu sheegay in isaga ay ka maqantahay hanti dhan 128 milyan oo uu codsanayo in xukuumadu u raadiso sidii aan u heli lahaa hantidaydaas jibouti lagu dhacay. daawo warsxaafadeedka oo dhamays tiran

 
,, ,,,.