Monday, April 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Xildhibaan Dheeg oo doodii Golaha wakiilada si balaadhan uga hadlay baahiyaha qalafsan ee yaala dhakhtarka weyn ee Hargeysa

Published on April 6, 2019 by   ·   No Comments

Xildhibaan dheeg wuxuu sheegay in markii dalka 91kii la soo galay dhakhtarka hargeysa hadii aad tagto lagu odhanayey soo iibso irbada lagugu mudayo. gloves ka shaqalahu xidhanayo. dawada lagugu dhayeyo. saayloonka lagugu rakibayo iyo waxkaste ee loo baahanyahayba. Imika oo 2019kii aynu maraynana waa sidii uun waxkaste soo iibsaa lagu odhanayaa.

Dhinaca kale xildhibaanku wuxuu sheegay in ay dawooyinkii buux dhaafiyeen la inagu caawainayey bakhaaradii dowlada qaarkoodna sida halkaa loogu hayo ay dhacaan oo aanu aragnay iyadoo la gubayo.

 
,, ,,,.