Monday, April 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Afhayeenka Xisbiga Wadani oo 24 sacaadood u qabtay in baabuurkii gudoomiyaha loo soo daayo. raaligelina xukuumadu ka bixiso qabashadiisii

Published on April 7, 2019 by   ·   No Comments

Baabuurka gudoomiye ciro oo suuqa maraya ayey ciidanka boolisku qabteen oo baabuur wiish ah lagu qaaday. Waxaana lagu eedeeyay ilaaladii gudoomiyaha oo baabuurka watay inay direes ciidan oo sharcidaro ah ka soo qaadeen xadka jibouti.  Hase yeeshee afhayeen Barkhad wuxuu soo bandhigay warqad ogolaansho ay ka qaateen talis ja guud ee booliska.

 
,, ,,,.