Monday, July 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Gadiidka iyo Wadooyinka Cabdilahi Abokor ayaa si adag ugu jawaabay 3 masuul oo ka tirsan Xisbiga Wadano oo xukuumada dhaliilo u soo jeediyey

Published on May 6, 2019 by   ·   No Comments

Wasiir Cabdi Abokor ayaa sheegay ismacil yarahii ku faanayey inuu ahaa wasiirkii arimaha gudaha ee ugu mudada dheeraa. inuu yahay wasiirkii sida ugu fooshaxun xilika looga qaaday ka dib markii uu cunay lacagtii gunada ciidanka RRU da oo iyaguna ka mudaharaaday.  waxakale ee uu yidhi ismacil waa ninkii samaystay gudidga degdega ah ee intuu isagu dadka soo qabto uu hadana iska isagu gacantiisa ku xukumayey.

 

Wasiir Cabdilahi Abokor isagoo ka hadlaya Xirsi wuxuu yidhi waaninkii gurigaygii iyo caruurteydii saqda dhexe ciidanka geliyey ee rasaasta la dhacay. waa ninkii janankii ciidamada qaranka ee janaral jidhif ku qabsaday hagidii ciidanka intuu miiskii saraakiisha la soo fadhiistay janankii ku qabsaday ina ciidanka lageliyo kalshaale ee markii uu ka diidayna xilkii laga qaaday.  Xirsi wuxuu kahadlay masuul xisbiga wadani laga xidhay laakiin xirsi waa ninkii inantii nadiiri 7 bilood isaga shaqsiyan ay u xidhnayd.

Isagoo ka hadlaya xuseen axmed caydiid wuxuu yiri isaga waxba odhanmaayo gurigiisa biyo lagama cabo oo xataa jaarkiisu biyo u doonanmaayaan.

 
,, ,,,.